Ishacyaah 61:3 ~ ﺃﺷﻌﻴﺎء 61:3

picture

i yo inaan kuwa Siyoon ku baroorta meeshii dambaska qurux madaxooda ka saaro, oo meeshii baroorashadana aan saliiddii farxadda ka siiyo, oo meeshii qalbijabna aan dharkii ammaanta ka siiyo, in iyaga lagu magacaabo geedihii xaqnimada iyo beeriddii Rabbiga, si uu isagu u ammaanmo.


وَلإعطِيَ لِلنّائِحِينَ فِي صِهْيَوْنَ إكلِيلاً عِوَضاً عَنِ الرَّمادِ، وَزَيتَ فَرَحٍ عِوَضاً عَنِ الحُزنِ، وَثَوبَ تَسبِيحٍ عِوَضاً عَنِ الرُّوحِ الضَّعِيفَةِ. وَسَيُدعَونَ أشجارَ العَدلِ وَزَرعَ اللهِ المَجِيدِ.

Continue reading Report error