L aakiinse Rabbigu wuxuu leeyahay, Xataa kii xoog badan maxaabbiistiisa waa laga qaadi doonaa, oo kan laga cabsado wuxuu qabsadona waa laga samatabbixin doonaa, waayo, kii kula dirira waan la diriri doonaa, oo carruurtaadana waan badbaadin doonaa.
But thus says the Lord: “Even the captives of the mighty shall be taken away, And the prey of the terrible be delivered; For I will contend with him who contends with you, And I will save your children.
Continue reading Report error