B al indhahaaga kor u qaad oo hareerahaaga fiiri. Kuwaas oo dhammu way isa soo wada urursanayaan oo adigay kuu imanayaan. Rabbigu wuxuu leeyahay, Noloshaydaan ku dhaartay, hubaal kuwaas oo dhan waxaad u xidhan doontaa sida sharraxaad oo kale, oo waxaad u huwan doontaa sida aroosaddu wax u huwato oo kale.
Lift up your eyes, look around and see; All these gather together and come to you. As I live,” says the Lord, “You shall surely clothe yourselves with them all as an ornament, And bind them on you as a bride does.
Continue reading Report error