Ishacyaah 37:27 ~ ﺃﺷﻌﻴﺎء 37:27

picture

O o sidaas daraaddeed dadkii degganaa way xoog yaraayeen, Wayna naxeen oo wareereen, Oo waxay ahaayeen sida cawska berrinka, iyo sida doogga, iyo sida cawska guryaha korkooda ka soo baxa, iyo sida hadhuudh intaanu korin.


بَينَما شَعبُها الضُّعِيفُ مُرتَعِبٌ وَمُرتَبِكٌ مِثلَ أعشابٍ فِي الحَقلِ وَمِثلَ حَشِيشٍ أخضَرَ، مِثلَ عُشبٍ عَلَى سُطُوحِ المَنازِلِ، تُحرِقُهُ الرِّياحُ الشَّرْقِيَّةُ.

Continue reading Report error