Ishacyaah 31:7 ~ ﺃﺷﻌﻴﺎء 31:7

picture

W aayo, maalintaas nin kastaaba wuxuu iska xoori doonaa sanamyadiisii lacagta ahaa iyo sanamyadiisii dahabka ahaa oo ay gacmihiinnu dembi idiinku sameeyeen.


فَفِي ذَلِكَ الوَقتِ، سَتَرفُضُونَ جَميعاً أوثانَ الفِضَّةِ وَأوثانَ الذَّهَبِ الَّتِي صَنَعَتْها لَكُمْ أيدِيكُمُ الخاطِئَةُ.

Continue reading Report error