Ishacyaah 16:8 ~ Исаия 16:8

picture

W aayo, beerihii Xeshboon way qallalan yihiin, quruumaha madaxdoodii ayaa jejebisay geedihii canabka ee Sibmaah oo soo gaadhay xataa tan iyo Yacser oo xagga cidlada u soo baxay. Laamihiisii way fidsanaayeen oo badday dhaafeen.


Поля Хешбона засохли и виноградные лозы Сивмы. Вожди народов растоптали лучшие лозы, что тянулись некогда до Иазера, простирались к пустыне. Побеги их расширялись и достигали моря.

Continue reading Report error