W axaas oo dhan ayaan arkay, oo qalbigaygana waan u soo jeediyey shuqul kasta oo qorraxda hoosteeda lagu sameeyo oo dhan. Waxaa jira wakhti nin mid kale u taliyo oo uu wax yeelo.
رأيتُ هَذا كُلَّهُ. وَتَأمَّلْتُ جَيِّداً جَميعَ ما عَمِلَهُ النّاسُ فِي هَذِهِ الدُّنْيا. فَرَأيتُ أنَّ الإنسانَ يَتَسَلَّطُ عَلَى الإنسانِ، فَيُسَبِّبَ الأذَى لِنَفْسِهِ.
Continue reading Report error