Baxniintii 9:13 ~ Изход 9:13

picture

M arkaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Aroor hore kac, oo Fircoon hortiisa istaag, oo waxaad ku tidhaahdaa, Rabbiga Ilaaha Cibraaniyada ah wuxuu leeyahay, Dadkayga sii daa ha tageene, inay ii adeegaan.


След това Господ рече на Моисея: Стани утре рано та застани пред Фараона, и речи му: Така казва Господ, Бог на евреите, Пусни людете Ми, за да Ми послужат.

Continue reading Report error