Baxniintii 38:3 ~ 出 埃 及 記 38:3

picture

O o wuxuu kaloo sameeyey alaabtii meesha allabariga oo dhan, kuwaasoo ah dheryihii, iyo majarafadihii, iyo maddiibadihii, iyo mudacyadii, iyo dabqaadayaashii; oo alaabteeda oo dhan wuxuu ka sameeyey naxaas.


他 做 壇 上 的 盆 、 鏟 子 、 盤 子 、 肉 鍤 子 、 火 鼎 ; 這 一 切 器 具 都 是 用 銅 做 的 。

Continue reading Report error