Baxniintii 28:11 ~ Exodus 28:11

picture

S ida shuqulka dhagax-xardhihii waa inaad labada dhagax u xaradhaa xaradh u eg xaradhka shaabadda, oo waana inaad ku dhigtaa magacyadii reer binu Israa'iil; oo waa inaad saldhigyo dahab ah ku dhejisaa.


As an able workman cuts words in a ring, cut the names of Israel’s sons on the two stones. Then set them into beautiful pieces of gold.

Continue reading Report error