H addii sayidkiisu naag siiyona, oo ay wiilal iyo gabdho u dhasho, de markaas naagta iyo carruurteedaba waxaa iska lahaanaya sayidkeedii, oo waa inuu isagu keligiis iska baxaa.
Если господин даст ему жену и она родит ему сыновей или дочерей, то женщина и дети будут принадлежать господину, а свободным станет только он сам.
Continue reading Report error