Baxniintii 20:19 ~ Exodus 20:19

picture

K olkaasay waxay Muuse ku yidhaahdeen, Adigu nala hadal, oo annana waannu ku maqli doonnaa, laakiinse Ilaah yuusan nala hadlin, waaba intaasoo aannu dhimannaaye.


Then they said to Moses, “You speak with us, and we will hear; but let not God speak with us, lest we die.”

Continue reading Report error