O o maalintii saddexaad, markuu waagii beryay, waxaa dhacay onkod iyo hillaac, oo daruur qaro weyn baa buurtii soo dul joogsatay, oo waxaa yeedhay buun codkiisu aad iyo aad u weyn yahay, kolkaasay dadkii xerada ku jiray oo dhammu wada gariireen.
Утром третьего дня были гром и молния, густое облако над горой и громовой звук рога. Все, кто был в лагере, задрожали.
Continue reading Report error