Baxniintii 16:8 ~ Вихід 16:8

picture

M arkaasaa Muuse wuxuu yidhi; Rabbigu makhribka wuxuu idin siin doonaa hilib aad cuntaan, subaxdana wuxuu idin siin doonaa kibis aad ka dheregtaan; maxaa yeelay, Rabbigu wuxuu maqlayaa gunuuskiinna aad isaga u gunuusaysaan. Bal maxaannu annagu nahay? Annaga noo gunuusi maysaane, ee waxaad u gunuusaysaan Rabbiga.


І сказав Мойсей: Довідаєтесь, як увечорі Господь дасть вам м'яса на їжу, а рано хліба на насичення, бо почув Господь ремствування ваші, що ви ремствуєте на Нього. А ми що? Не на нас ремствування ваше, а на Господа!

Continue reading Report error