Baxniintii 16:12 ~ Exod 16:12

picture

A nigu waan maqlay gunuuskii reer binu Israa'iil; haddaba la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Makhribka waxaad cuni doontaan hilib, subaxdana waxaad ka dhergi doontaan kibis; oo waad ogaan doontaan inaan anigu ahay Rabbiga Ilaahiinna ah.


Am auzit cîrtirile copiilor lui Israel. Spune-le:,Între cele două seri aveţi să mîncaţi carne, şi dimineaţa vă veţi sătura de pîne; şi veţi şti că Eu sînt Domnul, Dumnezeul vostru.``

Continue reading Report error