Sabuurradii 75:8 ~ Psalmii 75:8

picture

W aayo, Rabbiga gacantiisa waxaa ku jira koob, oo waxaa ka xumbaynaysa khamri, Oo waxaa ka buuxa wax laysku qooshay, oo kaasuu wax ka shubaa, Hubaal huubadiisa waxaa heenheensan doona oo cabbi doona dunida kuweeda sharka leh oo dhan.


În mâna Domnului se află un potir; vinul spumegă în el, complet amestecat. Când El varsă din potir, toţi cei răi de pe pământ îi beau până şi rămăşiţele.

Continue reading Report error