Sabuurradii 4:3 ~ Psalm 4:3

picture

L aakiinse ogaada in Rabbigu gooni ahaan isugu soocay kii cibaado leh, Rabbigu wuu maqli doonaa markii aan u yeedho isaga.


But know that the Lord has set apart the godly man for Himself; The Lord hears when I call to Him.

Continue reading Report error