L aakiinse anigu waxba kama maqlo sida nin dhega la', Oo waxaan la mid ahay nin carrab la' oo aan afkiisa kala qaadin.
But I, as a deaf, hear not; and am as a dumb man that openeth not his mouth.