Sabuurradii 142:5 ~ Psalm 142:5

picture

R abbiyow, adigaan kuu qayshaday, Oo waxaan idhi, Waxaad tahay magangalkayga, Iyo qaybta aan dalka kuwa nool ku leeyahay.


I cried out to You, O Lord; I said, “You are my refuge, My portion in the land of the living.

Continue reading Report error