M arkhaatifurkaaga waxaan u qaatay sida dhaxal weligiis waaraya, Waayo, kaasu waxa weeye waxa qalbigaygu ku reyreeya.
¶ I have taken thy testimonies as a heritage for ever; for they are the rejoicing of my heart.