M iyayse ku habboon tahay inuu ku xaajowdo hadal aan faa'iido lahayn, Amase hadallo uusan innaba wanaag ku samayn karin?
Should he reason with unprofitable talk, Or by speeches with which he can do no good?