Esteer 8:9 ~ Естер 8:9

picture

O o markaasaa isla wakhtigaasba waxaa loo yeedhay boqorka karraaniyadiisii. Oo waxayna ahayd bisha Siwaan, oo ah bisha saddexaad, maalinteedii saddex iyo labaatanaad. Oo waxaa la qoray wax alla wixii Mordekay uu ku amray Yuhuuddii iyo saraakiishii iyo taliyayaashii iyo amiirradii joogay gobolladii ku yiil Hindiya iyo Itoobiya inta ka dhex leh, oo ahaa boqol iyo toddoba iyo labaatan gobol, oo waxaa gobol kasta loogu qoray fartiisii, dad kastana waxaa loogu qoray afkoodii, oo Yuhuuddiina waxaa loogu qoray fartoodii iyo afkoodiiba.


І були покликані царські писарі того часу, місяця третього, він місяць сіван, двадцять і третього дня в ньому, і було написане все, як наказав був Мордехай, до юдеїв, і до сатрапів, і намісників, і зверхників округ, що від Году й аж до Кушу, сто й двадцять і сім округ, і до кожної округи письмом її, і до кожного народу мовою його, та до юдеїв їхнім письмом та їхньою мовою.

Continue reading Report error