Esteer 7:4 ~ Естир 7:4

picture

w aayo, aniga iyo dadkaygiiba waxaa loo iibiyey in nala baabbi'iyo, oo nala laayo oo aan halaaganno. Laakiinse haddii naloo iibiyey inaan ahaanno rag iyo dumar addoommo ah, waan iska aamusi lahaa, in kastoo cadowgu aanu boqorka khasaaradiisa ka xaq marin karin.


защото сме продадени, аз и народът ми, да бъдем погубени, избити и изтребени. Ако бяхме само продадени като роби и робини, бих премълчала, при все че неприятелят не би могъл да възстанови щетата на царя.

Continue reading Report error