Esteer 6:9 ~ Естер 6:9

picture

o o dharka iyo faraska gacanta ha loo geliyo boqorka amiirradiisa sharafta leh midkood, in loo lebbiso ninkii boqorku ku farxo inuu maamuuso. Oo isaga inta faras la fuushiiyo, jidka magaalada dhexdeeda ha la mariyo, oo hortiisa ha laga naadiyo, Ninkii boqorku ku farxo inuu maamuuso sidaasaa loo yeelaa.


І дати цю одежу та цього коня на руку котрогось із старших князів царевих. І нехай зодягнуть того чоловіка, якому цар жадає чести, і нехай возять його на коні на міській площі, і нехай кличуть перед ним: Так робиться мужеві, якому цар жадає чести!

Continue reading Report error