Esteer 3:12 ~ Esther 3:12

picture

O o bishii kowaad maalinteedii saddex iyo tobnaad ayaa loo wada yeedhay boqorka karraaniyadiisii oo dhan, oo waxaa la qoray kulli wixii Haamaan ku amray boqorka saraakiishiisii iyo taliyayaashii gobollada oo dhan xukumayay, iyo amiirradii u talinayay dad kasta, oo gobol kasta waxaa loogu qoray afkiisii. Oo waxaa lagu qoray Boqorka Ahashwerus magiciisa, waxaana lagu shaabadeeyey boqorka kaatunkiisii.


Then the king’s scribes were summoned on the thirteenth day of the first month, and it was written just as Haman commanded to the king’s satraps, to the governors who were over each province and to the princes of each people, each province according to its script, each people according to its language, being written in the name of King Ahasuerus and sealed with the king’s signet ring.

Continue reading Report error