Esteer 3:11 ~ Есфирь 3:11

picture

K olkaasaa boqorkii wuxuu Haamaan ku yidhi, Lacagta adigaa lagu siiyey, oo weliba dadkana waxaad ku samaysaa wax alla wixii kula wanaagsan.


– И этот народ, и его серебро твои, – сказал царь Аману. – Делай с ними, что тебе угодно.

Continue reading Report error