D hegahaagu ha maqleen, indhahaagana fur, inaad maqashid baryadayda anoo addoonkaaga ah. Wakhtigan habeen iyo maalinba waxaan kuu baryayaa reer binu Israa'iil oo addoommadaada ah, anigoo qiraya dembiyadii aan aniga iyo reer binu Israa'iil kugu dembaabnay; haah, aniga iyo reerka aabbahayba waannu dembaabnay.
Let Your ear now be attentive and Your eyes open to listen to the prayer of Your servant which I pray before You day and night for the Israelites, Your servants, confessing the sins of the Israelites which we have sinned against You. Yes, I and my father’s house have sinned.
Continue reading Report error