Cesraa 9:14 ~ ﻋﺰﺭﺍ 9:14

picture

h addaba waxaas oo dhan dabadeed ma mar kalaannu amarradaada jebinnaa, oo aannu la xididnaa dadyowga karaahiyadan sameeya? Sow noo cadhoon maysid jeeraad na wada baabbi'isid oo aadan innaba naga reebin dad hadha iyo mid naga baxsada toona?


فَهَل نَعُودُ وَنَكسِرُ وَصاياكَ وَنَتَزاوَجَ مَعَ الشُّعُوبِ الَّتِي تَفعَلُ هَذِهِ الأُمُورَ الكَرِيهَةَ؟ أفَلا تَسخَطُ عَلَينا كَي تُفنِينا، حَتَّى لا تَبْقَى بَقِيَّةٌ تَنجُو مِنَ الدَّينُونَةِ؟

Continue reading Report error