Cesraa 4:16 ~ ﻋﺰﺭﺍ 4:16

picture

B oqorow, waxaannu ku ogeysiinaynaa in haddii magaaladan la dhiso, oo derbiyadeeda la dhammeeyo, aadan sababtaas aawadeed waxba qayb ku yeelan doonin inta webiga ka shishaysa.


كَما نُبلِغُ المَلِكَ أنَّهُ إذا أُعِيدَ بِناءُ هَذِهِ المَدِينَةِ، وَأُكمِلَتْ أسوارُها، فَلَن يَكُونَ لَكَ نَصِيبٌ فِي إقلِيمِ ما وَراءَ نَهرِ الفُراتِ.

Continue reading Report error