O o kuwii reer Laawi oo dadka Israa'iil oo dhan wax bari jiray ee Rabbiga aawadiis quduus u ahaa wuxuu ku yidhi, Sanduuqa quduuska ah waxaad gelisaan gurigii uu dhisay Sulaymaan oo uu dhalay boqorkii reer binu Israa'iil oo Daa'uud ahaa, hadda ka dib culaab dambe garbihiinna saarnaan mayso, haddaba Rabbiga Ilaahiinna ah iyo dadkiisa reer binu Israa'iil u adeega.
І сказав він Левитам, наставникам усього Ізраїля, посвяченим для Господа: Дайте святого ковчега до храму, що його збудував Соломон, син Давидів, цар Ізраїлів. Нема пощо вам носити його на раменах, служіть тепер Господеві, вашому Богові, та Його народові, Ізраїлеві.
Continue reading Report error