Taariikhdii Labaad 30:24 ~ 2 Летописи 30:24

picture

W aayo, Xisqiyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah wuxuu shirkii u siiyey inay qurbaan ka dhigtaan kun dibi iyo toddoba kun oo ido ah, oo amiirradiina waxay shirkii siiyeen kun dibi iyo toban kun oo ido ah, oo wadaaddo tiro badanuna way isdaahiriyeen.


Защото Юдейският цар Езекия подари на обществото за жертви хиляда телета и седем хиляди овце; а първенците подариха на обществото хиляда телета и десет хиляди овце; и много свещеници осветиха себе си.

Continue reading Report error