Taariikhdii Labaad 29:28 ~ ﺃﺧﺒﺎﺭ ﺍﻷﻳﺎﻡ ﺍﻟﺜﺎﻥ 29:28

picture

O o shirkii oo dhammuna Ilaah bay caabudeen, oo raggii gabayaaga ahaana way gabyeen, oo kuwii turumbada watayna way ka dhawaajiyeen; oo waxaas oo dhammuna way sii socdeen tan iyo ilaa qurbaankii la gubayay ka dhammaaday.


وَسَجَدَتْ كُلُّ الجَماعَةِ وَرَنَّمَ المُرَنِّمُونَ، وَنَفَخَ نافِخُو الأبواقِ أبواقَهُمْ إلَى أنْ تَمَّ تَقدِيمُ الذَّبِيحَةِ.

Continue reading Report error