Taariikhdii Labaad 29:28 ~ 歷 代 志 下 29:28

picture

O o shirkii oo dhammuna Ilaah bay caabudeen, oo raggii gabayaaga ahaana way gabyeen, oo kuwii turumbada watayna way ka dhawaajiyeen; oo waxaas oo dhammuna way sii socdeen tan iyo ilaa qurbaankii la gubayay ka dhammaaday.


会 众 都 敬 拜 , 歌 唱 的 歌 唱 , 吹 号 的 吹 号 , 如 此 直 到 燔 祭 献 完 了 。

Continue reading Report error