O o Sulaymaanna wuxuu u cid diray Xuuraam oo ahaa boqorkii Turos oo ku yidhi, Sidaad u yeeshay aabbahay Daa'uud markaad isaga u soo dirtay alwaax kedar ah oo uu ku dhisto guri uu ku hoydo, anigana sidii oo kale ii yeel.
(2-2) І послав Соломон до Хірама, царя тирського, говорячи: Як зробив ти з батьком моїм Давидом, і послав був йому кедри на будову дому його, щоб сидіти в ньому, так зроби й мені.
Continue reading Report error