Taariikhdii Labaad 2:3 ~ 2-я Паралипоменон 2:3

picture

O o Sulaymaanna wuxuu u cid diray Xuuraam oo ahaa boqorkii Turos oo ku yidhi, Sidaad u yeeshay aabbahay Daa'uud markaad isaga u soo dirtay alwaax kedar ah oo uu ku dhisto guri uu ku hoydo, anigana sidii oo kale ii yeel.


Соломон послал сказать царю Тира Хираму: «Присылай мне кедровые бревна, как присылал их моему отцу Давиду, когда он строил себе дворец.

Continue reading Report error