H addaba Sulaymaanow, wiilkaygiiyow, Ilaahii aabbahaa garo, oo ugu adeeg qalbi qumman iyo maan raalli ah, waayo, Rabbigu wuxuu baadhaa qalbiyada oo dhan, wuuna wada gartaa malayaasha fikirrada oo dhan, oo haddaad isaga doondoontid waad heli doontaa, laakiinse haddaad isaga ka tagtid wuu ku xoori doonaa weligaaba.
А тепер, сину мій Соломоне, знай Бога, Отця твого, і служи Йому всім серцем та всією душею, бо Господь вивідує всі серця та знає всякий витвір думок. Якщо будеш шукати Його, то ти знайдеш Його, а якщо залишиш Його, Він залишить тебе назавжди.
Continue reading Report error