Taariikhdii Kowaad 28:1 ~ 1 хроніки 28:1

picture

M arkaasaa Daa'uud wuxuu Yeruusaalem ku soo wada shiriyey amiirradii reer binu Israa'iil oo dhan, iyo amiirradii qabiilooyinka, iyo saraakiishii kooxihii boqorka mile milaha ugu adeegi jiray, iyo kuwii kun kun u talin jiray iyo kuwii boqol boqol u talin jiray, iyo taliyayaashii xukumi jiray maalka iyo hantidii boqorka iyo tii wiilashiisaba, iyo saraakiishii iyo raggii xoogga badnaa, xataa kulli raggii xoogga badnaa oo dhanba.


І зібрав Давид усіх Ізраїлевих князів, зверхників племен, і зверхників відділів, що служать цареві, і тисячників, і сотників, і зверхників усякого маєтку та добутку царя та синів його разом з евнухами та лицарями, та всякого хороброго вояка до Єрусалиму.

Continue reading Report error