Taariikhdii Kowaad 22:8 ~ 1 Chronicles 22:8

picture

L aakiinse waxaa ii yimid Eraygii Rabbiga oo leh, Adigu waxaad daadisay dhiig badan, oo aad baad u dagaallantay. Waa inaadan guri u dhisin magacayga, maxaa yeelay, dhiig badan ayaad dhulka ku daadisay anigoo u jeeda.


but the word of the Lord came to me, saying, ‘You have shed much blood and have made great wars; you shall not build a house for My name, because you have shed much blood on the earth in My sight.

Continue reading Report error