Taariikhdii Kowaad 21:8 ~ 1 Chronicles 21:8

picture

M arkaasaa Daa'uud Ilaah ku yidhi, Waxaan sameeyey aad baan ugu dembaabay, haddaba waan ku baryayaaye, iga fogee dembigayga anoo addoonkaaga ah, waayo, nacasnimo weyn baan sameeyey.


David said to God, “I have sinned very much by doing this thing. But now I beg You, take away the sin of Your servant for I have done a very foolish thing.”

Continue reading Report error