M arkaasaa Daa'uud yidhi, Waa inaan ninna qaadin sanduuqa Ilaah reer Laawi mooyaane, waayo, Rabbigu iyaguu u doortay inay qaadaan sanduuqa Ilaah, iyo inay isaga u adeegaan weligood.
ثُمَّ قالَ داوُدُ: «لا يَنْبَغِي أنْ يَحْمِلَ صُنْدُوقَ عَهْدِ اللهِ غَيرُ اللّاوِيِّينَ، لِأنَّ اللهَ اختارَهُمْ لِكَي يَحمِلُوا صُنْدُوقَ اللهِ وَيَخدِمُوهُ لِلأبَدِ.»
Continue reading Report error