L aakiinse way dhegaysan waayeen, oo Manaseh ayaa iyagii ku sasabay inay sameeyaan shar ka sii badan kii ay sameeyeen quruumihii Rabbigu ku hor baabbi'iyey reer binu Israa'iil.
لَكِنَّهُمْ لَمْ يَسمَعُوا، بَلْ جَرَّهُمْ مَنَسَّى إلَى عَمَلِ شُرُورٍ أقبَحَ مِنْ كُلِّ الشُّرُورِ الَّتِي مارَسَتْها الشُّعُوبُ الَّتِي طَرَدَها اللهُ مِنْ كَنْعانَ قَبلَ دُخُولِ بَنِي إسْرائِيلَ إلَيها.
Continue reading Report error