Boqorradii Labaad 15:16 ~ 2 Kings 15:16

picture

H addaba Menaxeem wuu wada laayay Tifsax iyo wixii ku jiray oo dhan, iyo soohdimaheedii marka Tirsaah laga bilaabo, maxaa yeelay, way ka furi waayeen, sidaas daraaddeed buuna u laayay; oo naagihii uurka lahaa oo magaalada ku jiray oo dhan wuu wada dooxay. Menaxeem, Boqorkii Israa'iil


Then from Tirzah, Menahem attacked Tiphsah, all who were there, and its territory. Because they did not surrender, therefore he attacked it. All the women there who were with child he ripped open. Menahem Reigns in Israel

Continue reading Report error