H addana waxaa Nebi Yeehuu ina Xanaanii u yimid Eraygii Rabbiga oo ka gees ah Bacshaa iyo reerkiisaba, sababtuna waxay ahayd sharkii uu Rabbiga hortiisa ku sameeyey oo dhan ee uu Rabbiga kaga xanaajiyey shuqulkii gacmihiisa, markuu la mid noqday reer Yaaraabcaam, iyo diliddii uu dilay aawadeed. Eelaah, Boqorkii Dalka Israa'iil
При това, Господното слово дойде чрез пророка Ииуй, Ананиевия син, против Вааса и против рода му, както поради всичките злини, които извърши пред Господа та Го разгневи с делата на ръцете си и стана подобен на рода на Еровоама, така и понеже порази тоя род.
Continue reading Report error