Samuu'eel Labaad 3:12 ~ ﺻﻤﻮﺋﻴﻞ ﺍﻟﺜﺎﻧﻲ 3:12

picture

M arkaasaa Abneer wuxuu Daa'uud u soo diray wargeeyayaal magiciisa ku hadlaya, oo leh, War dhulka yaa leh? Oo wuxuu kaloo ku yidhi, Heshiis ila dhigo, anna gacan baan ku siinayaa, inaan kuu soo wada jeediyo reer binu Israa'iil oo dhan.


وَأرْسَلَ أبْنَيْرُ رُسُلاً إلَى داوُدَ وَقالَ لَهُ: «مَنْ يَنْبَغِي أنْ يَحْكَم هَذِهِ البِلادَ؟ اقْطَعْ عَهْداً مَعِي، وَسَأُساعِدُكَ لِتُصْبحَ حاكِمَ إسْرائِيلَ كُلِّها.»

Continue reading Report error