Samuu'eel Labaad 11:23 ~ 2-я Царств 11:23

picture

O o wargeeyihii wuxuu Daa'uud ku yidhi, Nimankii way naga xoog badnaadeen, markaasay dibadda noogu soo baxeen, oo annana waxaannu eryannay iyagii ilaa ay iriddii magaalada galeen.


Вестник сказал Давиду: – Те люди наступали на нас и вышли против нас в открытое поле, но мы отогнали их обратно к городским воротам.

Continue reading Report error