M arkaasaa Israa'iil soo fidiyey gacantiisii midigta ahayd, oo wuxuu saaray madaxii Efrayim oo kii yaraa ahaa. Gacantiisii bidixda ahaydna wuxuu saaray Manaseh madaxiisii, wuuna isdhaafiyey gacmihiisii, maxaa yeelay, Manaseh wuxuu ahaa curadkii.
Then Israel stretched out his right hand and laid it upon Ephraim’s head, who was the younger, and his left hand upon Manasseh’s head, guiding his hands with understanding; for Manasseh was the firstborn.
Continue reading Report error