O o waxay noqotay in muddo saddex bilood ku dhow dabadeed Yahuudah war loo soo sheegay, oo lagu yidhi, Gabadhii Taamaar oo aad soddogga u ahayd waa dhillowday; oo dhillanimadeedii bay ku uuraysatay. Markaasaa Yahuudah yidhi, Soo bixiya oo ha la gubo.
But about three months later Judah was told, Tamar your daughter-in-law has played the harlot, and also she is with child by her lewdness. And Judah said, Bring her forth and let her be burned!
Continue reading Report error