Bilowgii 24:22 ~ ﺗﻜﻮﻳﻦ 24:22

picture

M arkii awrtii cabtay ka dib ayaa ninkii soo qaaday sangelis dahab ah oo miisaankiisu yahay nus sheqel, gacmaheedana wuxuu u soo qaaday laba dugaagadood oo dahab ah oo miisaankoodu yahay toban sheqel.


فَبَعْدَ أنْ شَرِبَتِ الجِمالُ، أخرَجَ الرَّجُلُ حَلَقاً مِنَ الذَّهَبِ لِأنْفِها يَزِنُ نِصْفَ مِثْقالٍ، وَسِوارَينِ مِنَ الذَّهَبِ لِيَدَيها يَزِنانِ عَشْرَةَ مَثاقِيلَ.

Continue reading Report error