Bilowgii 11:29 ~ Genesis 11:29

picture

A abraam iyo Naaxoorna way guursadeen: Aabraam naagtiisii waxaa la odhan jiray Saaray; naagtii Naaxoorna waxaa la odhan jiray Milkah, waxayna ahayd gabadhii Haaraan, aabbihii Milkah iyo Iskah.


Abram and Nahor took wives for themselves. The name of Abram’s wife was Sarai; and the name of Nahor’s wife was Milcah, the daughter of Haran, the father of Milcah and Iscah.

Continue reading Report error