Второзаконие 21:15 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 21:15

picture

Е сли у кого будут две жены--одна любимая, а другая нелюбимая, и как любимая, и нелюбимая родят ему сыновей, и первенцем будет сын нелюбимой, --


Haddii nin laba naagood qabo, oo uu mid jecel yahay, tan kalena neceb yahay, oo tan uu jecel yahay iyo tan uu neceb yahay labaduba ay isaga carruur u dhaleen, oo haddii wiilkiisa curadka ah tan uu neceb yahay ay dhashay,

Continue reading Report error